APP DEVELOPMENT?

 

APP DEVELOPMENT?

 

Marka laga hadlayo app development ama dhisida application kushaqeeya mobillada, waa waxa oogu caansan ee manta la isticmaalo ,tusaale facebookan aan isticmaaleyno waa application ladhisey, sida si lamid ah whatsapp,Instagram,snapchat dhaman apps kala duwan ee an isticmaalno waa wax bini aadam dhisey, hadaba su’aashu waxey tahey anigu madhisi kara ?jawaabtu wa haa! Sideen udhisaa? Iso raac:


1: Waxa jiro labo shey u muhim marka kowaad inaad ogaato, waxeyna kala yihiin android iyo ios oo ah labada operating system ee ogu caansan ee appska specially mobile appska lagu dhiso .


· Android waxa iskaleh google waa nidaamka inta badan appska ey isticmaalan ila hadana isaga ugu caansan, qiyaasti 75% apps ka kujira google play store waa android .

· IOS(iphone operating system) kana waxa iska leh shirkada weyn ee apple oo talefanka iphone ka soosaarta aad buu uficanyahey lakin ila hada magarin sida androidka oo kale .


2: Markaad labadas sookala ogaatey waxa jira laba kale oo laka yiraahdo, native iyo cross_plaform .maxey kala yihin?


Marka aad dooneyso inaad barato app development waxad noqon karta qof android kaliya ama ios kaliya wax kudhisi kara , markaas waxa tahey native app developer .

sida si lamid ah hada rabto in application kagu uu android iyo ios labadaba kushaqeeyo waxa looyaqano cross_platform development.


3: Inta kadib waxa isweydineysa ma native ayan kubilaaba mise cross_platform, taladeyda ahan waxan kudhihi laha hada ledahey programming experience waxa kufican cross_platform inaad bilowdo, lakin hadadan horey wax programming ah uso arkin native kubilow .


4:Native hadan doorto siden ubaran kara ? native ku wa labo kaliya android ina dorato ama kaliya ios inaa dorato, talo ahan hada native kubilabeyso waxan kudhi laha android kubilow maxa yeley asaga aya caansan .


Android native development side kubaran kara ? waa simple


a. Dooro programming language aad isticmaali laheyd, waxa oogu caansan java iyo kotlin, hadadan horey java u aqonin kotlin ayan kudhihi laha kubilow ,ayada ayaana fiican ila xad manta , lakin hadad horey java utaqaney ayada kusi wado, sido baro basica xml(Extensible Markup Language).


b. Android studio waa IDE ga aad isticmaali doonto si aad codeka uqorto qaabka loo isticmalo wax kabaro


c. Android components waxa loo yaqano waxa kabaro, waa building blocks android ka waxa kmid ah activitieska, services, content provider iwm


d. UI design … markaad componentski aad so aragtey wajiga appka sida laga dhigayo wax kabaro sida layoutska, elementska iyo sida loo isticmaalo


e.Storage ka ama qaabka wax keydinta appka wax kabaro


f. Build your app .. dhis app marka, muhimadu wa inaad basics taqano, wixi kadambeya adiga iska barandoona marka dhexgasho


4:Hadad cross_platform doorato oo aa tahey legend wax u bilabanyihin waxa fiican hadi aad javascript sifican utaqano ood web dev katimid inaad isticmaasho react native , hadi kale oo adan javascript aqoon flutter waa good choice waana open_source google ey ledahey oo aad ufican .


5: Waliga ogoow waxa markaad dhexgasho ayad baratey, 100 video hada dhagesato oo adan waxaba iskudayin waxadu waa dhalanteed.


6: Shakhsiyan hadan khibradeyda idinla wadago ma isku mashquliyo sheyga aan baranayo xagen kabarta, kaliya wixi aan rabo inaan barto ayan qorta, road mapskisa ayan qorta basics ka kusaabsan ayan documentations ka akhriya kadibna project ayan toos u aada halkas ayeyna shaqo kabilabata, hadi ay igu istagana waxan istictimaada Stack overflow iyo google .

Post a Comment

Previous Post Next Post